Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

warbixin ku saabsan diyaargarowga ciida ee Garisa

Ayadoo maalin ama laba ay ka harsan tahay ciidul fitriga ayaa waxaa ka soconaya suuqyada ku yaalla deegaannada soomaalidu degto diyaargarow ay dadku ku dukaamaysanayaan, si ay ciidda farxad ugu dabaal degaan.

Meelahaas waxaa ka mid ah suuqa magaalada Gaarisa, halkaasoo uu wariyaha BBC Bshkas Jug Soo Dhacay booqday, ka dibna uu warbixintan noogu soo diray.