Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweyne DDSI oo markale la doortay

baarlamaanka dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya ayaa mar kale Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar u doortay xilkaas 5ta sano ee soo socota. Baarlamaanku wuxuu kaloo dortay afhayeen.

arrimahaas waxaan wax ka weydiinay Mowliid Xayir xasan oo ah madaxweyne ku xigeenka dowlad deegaanka, xubina ka ah gudiga fulinta ee xisbiga Soomalida Itoobiya.

Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayuu u waramay