Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waa kuma Hissene Habre maxaase dhab ahaan loo haystaa?

Hissene Habre, hogaamiyihii hore ee Chad ayaa maxkamad ku maraya dalka Senegal, iyadoo loo haysto gaboodfaladii dhacay intii uu xukunka hayay 1982 ilaa 1990.

Dadka gaboodfaladdaas wax ku noqday ayaa ku dadaalayay in ay Mr Habre cadaaladda horkeenaan dalalka Chad, Senegal iyo Belgium.

Waa kuma Hissene Habre, maxaase dhab ahaan loo haystaa?