Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Arday reer Hargaysa ah oo helay Harvard

Ardaygii ugu horeeyay oo wax ku bartay dugsiga sare ee Abarso-tech ee duleedka Hargeysa ayaa deeq waxbarasho ka helay jaamacadda caanka ah ee dalka Mareykanka ee Harvad.

Cabdisamad Muxiyadiin oo bisha August ee 2015-ka billaabi doona kuuliyadda dhaqaalaha ee jaamacadda Harvad ayaa wuxuu uga waramay siduu ku helay deeqda waxbarasho ee jaamicaddaasi, Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige.