Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muuqaaal: Quraankii ugu horeeyay oo laga helay Jaamacada Birmingham

Waxuu ku qoran yahay baalal laga sameeyay sida ay u eg tahay maqaar Ari, waxaana lagu qiyaasayaa inuu jiro in ka badan 1300 oo sanno. Taas ayaa ka dhigaysa baalashii ugu horeeyay ee quraanka ee la qoray adduunka oo dhan.