Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi aan la yeelanay Amina Maxamed

Beri oo Jimce ah ayaa waxa la filayaa in uu Kenya soo gaaro madaxweynaha Mareyakanka, Barack Obama.

Kenya waxay sheegaysaa in ay si aad ah ugu diyaar garawday booqashada Obama.

Waxaase la sheegayaa in Kenya ay dhibaato dhanka dhaqaalaha kala kullantay digniinihii dhanka socdaalka ee safaaradda Mareykanka ee Kenya ay ka soo saartay mararkii ay dhaceen weeraro amni-daro.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya, Aamina Maxamed, ayaa waraysi gaar ah siisay BBC-da, oo waxa ay u warrantay weriyaha BBC-da, Alastair Leithead, ugu horayna waxa uu waydiiyay in sida ay u aragto booqashada madaxweynaha Mareykanka? Cabdifataax Ibraahim Cagayare iyo Suhayba Badqas ayaa inoo soo jeedinaya