Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Odaygii Obama dharka dhaqanka u xiray

Barack Obama Markii ugu dambeysay dalkan Kenya waxa uu booqasho ku tagay magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Dadkii berigaasi la kulmay waxaa ka mid ahaa oday soomaliyeed oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Muumin oo Dhukoow loo yaqaano.

Waliba odaygan waxuu labiska dhaqanka soomalida u xidhay Barack Obama.