Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muuqaal: Tuulada Obama aabihii oo damaashaad uu ka socdo

Madaxweynaha Obama yaa soo gaaray dalka Kenya. Waxa uu ka qayb gali doonaa shir ku saabsan ganaciga iyo halabuurka dhalinyarada.

Obama aabihii wuxuu ka soo jeedaa Kenya gaar ahaan tuulada Kogelo ee galbeedka Kenya.

Weriyaha BBC-da Maxamuud Cali ayaa booqday tuulada Kogelo. Warbixintan ayuuna inooga diyaariyay sida ay dadka tuuladaasi uga war dhowrayaan booqashada Obama.