Barack Obama
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Obama iyo xiriirkiisa qaaradda Africa

Barack Obama, ayaa inta uu yahay madaxweynaha Mareykanka markii afaraad safar ku tagaya Afrika.

Sanadkii 2006-dii ayuu booqday Kenya isagoo Senator ah, balse tani ayaa ah markii ugu horeysay ee isagoo madaxweyne ah uu tagao wadanka aabihii.

Markii uu xukunka qabsaday sanadkii 2009 kii, waxaa jiray rajo weyn oo laga qabay xiriirka ka dhexeeya Afrika iyo Mareykanka.

Muxuu ka sameeyay rajadaasi?

BBC-da Afrika, ayaa eegeysa Obama iyo xiriirkiisa qaaradda Africa.