Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

21 Milyan oo qof oo adduunka loo kala gudbiyo

Hay’adda caalamiga ah shaqaalaha adduunka ayaa aaminsan in ay jiraan in kabadn 21 milyan oo dhibaato ka soo gaarto dad kala gudbinta sharci darada ah ee caalamka.