Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Heesta Astaanta qaranka ee Kenya oo Afsoomaali laga dhigay

Dhallinayro Soomaali ah ayaa waxa ay heesta astaanta qaran ee Kenya waxa ay u badaleen afsoomaali markii ugu horeysay tani iyo markii dalkan uu xuriyaddiisa ka qaaday Britain.

Dhallinyaradan ayaa waxa ay sheegayaan inay arrintan isu soo dhaweyso dadka Soomaalida ah iyo qowmiyadaha kale ee Kenya.

Caruurta dalkan oo dhan ayaa astaanta qaranka waxaa la baraa ayadoo Sawaaxili ama Ingiriis ah. Laakiin afaf ay kan Kikuyu ay ka mid tahay ayaa horey loogu turjumay.

Dhallinta Afsoomaaliga ka dhigtay waxaa ka mid ah Abwaan Cabdirashid Ina Cowsgurow, Maxamud Cali Maxamed ayuu u warramay...............