Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muuqaal: Cunto la'aan ka jirta Ciraaq

Xaalada Bini'aadanimada ee Ciraaq ayaa sii xumaanaysa, in kabadan afar milyan oo Ciraaqiyiin ah ayaa hadda u baahan gargaar cunto sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

Dadka beeralayda ayaa sheegay inaysan arkin xaalad midaan la mid ah oo kale.