Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul waxa uu ka mid ahaa dadkii tartamay doorashadii la qabtay 2013-kii.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wakhtiga Doorashada Jubbaland oo cabasho laga muujiyey

Barlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa uu u codeeyey in aanan dib loo dhigi doonin xilliga la qabanayo doorashada madaxweynanimada.

Barlamaanka ayaa waxa uu sido kale ansixiyey guddiga doorashoooyinka, doorashooyinkaas oo uu sheegay in la qaban doono 15-ka bishan Agoosto.

Hasayeeshee qaar ka mid ah musharaxiinta iyo siyaasiyiinta Jubbaland ayaa waxay ay dhaliileen mudada gaaban ee doorashada lagu qabanayo.

Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul waxa uu ka mid ahaa dadkii tartamay doorashadii la qabtay 2013-kii.

Waxa uu u waramay Mohammud Ali: