Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

La dagaalanka cudurka dabaysha oo Muqdisho laga xusay

Xaflado lagu maamuusayo mudo sanad ah oo aan Soomaaliya lagu arkin cudurka dabaysha ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxana ka qeybgalay madax ka tirsan wasaaradda caafimaadka, saraakiil ka socotay hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO iyo wakiilo ka socday hay'adaha qaramada midoobey.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.