Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixin ku saabsan Soomaalida tahriibta

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee nolol wanaagsan raadsanaya ayaa wali iskudayaya in ay gaaraan qaaradda Yurub, inkasta oo ay ka sokeeyaan safar dheer iyo khataro ay lugahooda ku doonteen.

Wiilasha ayaa u badnaan jiray tahriibka, balse hadda gabdhaha ayaa aad ugu soo badanaya.

Dhalinyarada Soomaaliya ka tahriibta qaarkood waxa ay siimaraan Itoobiya iyaga oo ka sii aada Suudaan, kaddibna siimara saxaraha iyo badda Mediterreniyaanka.

Wariyaha BBC-da Maxamad Ibraahim Macalimuu ayaa warbixintan ku eegaya Tahriibka dhalinyarada.