Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixin ku saabsan caruurta u baahan dhiig shubidda

Dalalka ka hooseeya saxaraha Afrika, ayaa boqolkiiba 60 dhiiga bukaanka lagu shubo waxaa loo shubaa caruurta xanuunsan, oo intooda badan ay ku dhacdo dhiig la'aan, balse ma jirto cilmi baaris weyn oo lagu sameeyay caruurta u baahan dhiig shubidda iyo inta ay u baahan yihiin.

Weriyaha BBCda, Catherine Byaruhanga, ayaa booqatay magaalada Mbale ee dalka Uganda, halkaasi oo ay ku taallo xarun caafimaad oo lagu ogaanayo caruurta dhiig shubidda u baahan, iyadoo xaruntaasna ay noqotay middii ugu horreysay ee caalamka laga hirgaliyo, warbixinta Catherine waxaa soo jeedinaya Cabdifitaax Ibraahim Cagayare.