Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabdho bilaabay shirkad sameysa buugaagta Islaamka

Saddex gabdhood oo walaalo ah kuna barbaaray dalka Canada, ayaa waxa ay hal abuureen shirkad daabacda buugaagta laga qoro arrimaha ganacsiga iyo caafimaadka.

Haddaba, Cabdulahi Sheekh Cabdirisakh ayaa Hodan Ibraahim oo ah gabadha ugu weyn saddexda gabdhood, ka wareystay waxa ay tahay shirkadani, ugu horeynna waxa uu weydiiyay ujeedada ay u billaabeen shirkadaasi.