Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay mooshinka ka dhanka ah

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah ee ay baarlamaanka u gudbiyeen qaar ka mid ah xildhibaannada. Madaxweyne Xasan ayaa mooshinka ku tilmaamay mid aan dalka dan u ahayn xilligan la joogo. Halkan ka dhagayso hadalka madaxweynaha oo warbaahinta kula hadlay caasimada Muqdisho.