Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaalida tahriibta ma helaan noolasha ay raadinayaan?

Soomaali badan ayaa badda Mediterranean-ka isku biimeeya si ay u gaaraan dalalka Yurub, oo ay halkaasi uga helaan noolal dhaanta tan Afrika.

Haddaba tahriibayaashaasi ma helaan noolasha ay ku haminayaan marka ay Yurub gaaraan?

Cabdihafid Jaamac Shire waxa uu ka mid yahay Soomaalida u tahriibtay dalka Jarmalka, xaaladda uu ku nool yahay ayaa waxa uu ugu warramay Xasan Cali Geelle.