Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Caruurta laga tago dunida

Waalidiinta ka haajira caruurtooda dunida oo gaaraya malyuumaad, iyadoo caruur badan ay u nuglaadaa dhibaatooyin lagula kaco. Daawo muuqaal ay BBC ka samaysan dhibaatada caruurta iyo wararka la xiriira ka tagitaanka waalidka ee caruurtooda.