Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xanuunka loo yaqaano shalalka

Dadka shaqeeya saacadaha badan ayey suurgal tahay inuu ku dhaco xanuunka shalalka (Stroke) sida lagu ogaaday baaris lagu sameeyay in ka badan hal milyan oo ruux. Dr Cabdulqaadir Xuseen Warsame ayaa xanuun kaasi noo sharaxaya sida uu yahay.