Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kulanka qurbo joogta Muqdisho

Kulan bandhig ahaa oo lagu muujinayay waxqabadka qurbo joogta wadanka ku noqonaya ee dhinacyada ganacsiga, siyaasadda, amniga iyo arrimaha kale ee bulsho ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Hadaba Cabdi Baaruud oo ah aggaasimaha ururka qurbo joogta ee Global Diaspora ayaa uga warramay Cusmaan Cabdi Xasan, ujeedka laga lahaa kulankaasi.