Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dalmar oo ka faalloonaya dib u furidda safaaradda UK eeTerhan

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain, Philip Hammond ayaa maanta dib u furay safaaradda UK ee magaalada Tehran ee dalka Iran, taasi oo xirneyd ilaa sanadkii 2011.

Haddaba Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa ahmiyadda ay arrintani leedahay waxa uu ka wareystay Maxamuud Shiikh Axmed Dalmar, oo ah khabiir ka faallooda arrimaha siyaasadda iyo taariikhda dalalka Carabta iyo Islaamka.