Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Axmed Saciid oo dood kulul u qeybiyay qaar ka mid ah xildhibaanada Somaliland

Magaalada Hargeysa ayaa dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay muran ku saabsan xilliga ay dhacayso doorashada Soomaaliland.

Arrintaasi waxaa markii dambe go'aan ka gaartay maxkamadda Sare.

Halkan ka dhageyso dood arrintaa ku saabsan oo uu Axmed Saciid Cige u qabtay qaar ka mid ah xildhibaanada axsaabta Somaliland.