Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo Bandhigga Buuggaagta Muqdisho

Bandhigga buggaagta Muqdisho, ayaa caawa la soo gababagabeeyay. Sadex maalmood oo uu socday, waxaa lagu soo bandhigay buuggaag dhowr ah oo ay qoreen Soomaali oo ku qoran luqadaha Soomaaliga, Ingiriiska iyo Carabiga. Qorayaasha waxaa ka mid ahaa wiil 16 jir ah oo ku koray magaalada Muqdisho.