Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Askarta Ugandha ee lagu dilay Somaliya

Weerarkii Alshabaab ee xerada ciidamada AMISOM ee Janaalle waxaa ku dhimatay ciidamo u dhashay Ugandha.

AMISOM ayaa Soomaaliya ka howlgaleysa tani iyo 2007dii, ciidamada ugu badanna waxay ka yimaadeen Ugandha.

Halkan ka daawo fiidiyow ka hadlaya sida maydadka loo geeyay Kampala.