Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Badqabka jidadka iyo shilalka ka dhaca Somaliland

Shilalka baabuurta oo Somaliland aad ugu soo badanaya ayaa keena khasaare dhimasho iyo dhaawacba.

Ciidanka taraafikada ee boliiska ayaa beryahan dambe xoogga saara kantaroolida gaadiidka wadooyinka xawaaraha dheereeya ku mara.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa warbixintan ku eegaya khasaaraha shilalka gaadiidka, iyo waxyaabaha sababa.