Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Paul Mariano oo Afka Somaliga ku bartay Bulaburde

Waxaa dhowaanahan soo badana dadka aan Somalida ahayn hadana ku hadla luqadda Somaliga.

Paul Mariano, Waa nin maraykan ah oo af Somaliga si wanaagsan u yaqaana. Wuxuu Somaliya tagsy isaga oo la socda koox caafimaad ka qaabilsan sanadi kii 1986 dii . wuxuuna kalkaaliye caafimaad ka ahaan jiray magaalada Buula burde.

Haddana waxa uu ka mid yahay dhaqaatiir gacan ka geysaneyso dib u dhisidda cisbitalka magaaladaasi Bulaburde.

Wariyaha BBCda Mohjamed Haji Hussein ayaa la kulmay waxa uuna waydiiyay marka hore Bal sidii uu ku bartay Afka Somaiga.