Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tijaabada diiwaangelinta codbixiyayaasha Somaliland oo bilaabatay

Goobo ka mid ah magaalada Hargeysa ayaa guddiga sare ee doorashooyinka Somaliland waxa ay ka bilaabeen tijaabo afar maalmood socon doonta oo ku saabsan kaadhka diiwaangelinta codbixiyaasha, iyadoo la isticmaalayo qalab casri ah.

Weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige, ayaa tegay goob ka mid ah goobahaasi oo la hadlay dhinacyada diiwaangelinta codbixiyaasha, dadweynaha iyo shaqaalaha, kadibna warbixintan ayuu inooga soo diray.