Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka wadatashiga doorashada 2016

Magaalada Muqdisho waxaa ka socdo qabanqaabada shirka wadatashiga nooca doorasho ee ka dhici karto Soomaaliya sanadka soo socdo.

Dawladda ayaa horay meesha uga saartay suurtagalnimada qabsoomida doorasho qof iyo cod ah.

Wafuud ka socoto beesha caalamka ayaa sidoo kale ka qayb gali doono shirka wadatashiga.

Waxaa kamid ah wakiilka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Affey oo u waramay weriyaha BBC-da Cabdullahi Sheekh Cabdirisaaq.