Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Tareenka casriga ee Itoobiya

Halkan ka daawo khadka tareenka casriga ee Itoobiya oo howlgalay. Waa kii ugu horeeyay oo laga hirgaliyay dal ka mid ah waddamada ka hooseeyo Saxaraha Afrika. Hal malyan oo rakaab ayaa adeegsan doonto maalin kasta.

Waxaa soo jeedinaya Raage Xasan