Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cisa Xaji Cabdulle oo goobjoog u ahaa isbuurashadii Xajka

Dadkii joogau jamaraat ka xilligii dadka ay ku dhamanayeen waxaa ka mid ah weriyaha BBC, Cisa Xaji Cabdulle.

Cisa waxa uu la xajinayaan waalidkiisa, laakiin waxa uu sheegay in Alle uu ka badbaadiyay dhacdadaasi.

Axmed Xaji Xasan ayuu uga warramay wixii uu arkayay.