Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Musiibadii xajka ka dhacday

Wariye ka tirsan BBC-da qeybta Afka Hausaha oo meel Makah u dhow joogtay, markii ay isbuurashada dhacday, ayaa sheegtay in ay ku weyday eeddadeed iyo qaar ka mid ah xubnihii la socday oo weli la la'yahay.