Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Iskuulada UK iyo Teknoolajiyada waxbarashada

Iskuulaadka Uk ayaa waxay dhiiri galinayaan in la isticmaalo Kombiyutar yar yar iyo taleefoonada casriga ee Smart Phone in lagu isticmaalo fasalada.

Waxay dhalisay in laga doodo teknoolajiyada inay caawiyaan waxbarashada ama inay yaraynayso soo jeedka maskaxda ardayga.