Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doorashooyinka saddex dal oo Afrikaan ah

Oktoobar waa bil muhiim u ah dimoqraadiyada Afrika, iyadoo saddex doorasho ay ka dhacayso qaarada.

Video-gan gaaban BBC Afrika, waxay ku siinaysaa taariikh kooban ee qaabka siyaasada ee dalalka Guinea, Ivory Coast iyo Tanzania.