Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ardey ka qalin jebisay qeybta caafimaadka ee jaamacadda Hargeysa

Magaalada hargeysa, koox hablo u badan oo ah ardeydii ugu horeysay ee shahaado jaamicadeed ku qaata kal-kaaliye caafimaad, iyo umuliso sare oo ka qalin jebiyay jaamicadda hargeysa ayaa xaflad ballaadhan ay u qabteen ururka kal-kaaliyaasha iyo umulisooyinka Somaliland.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa joogay xafladaasi oo la hadlay hablaha shahaadada ku qaatay Nursing-ka, wuxuuna ku bilaabayaa warbixintan gudoomiyaha ururka kal-kaaliyaasha caafimaadka Fowziya Maxamed Ismaaciil ?