Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka xallinta qodobadii mooshinka xildhibaanada

Magaalada Muqdisho, waxa maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii xallinta qodobadii ku jiray mooshin ay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka horey uga keeneen madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.