Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taxanaha haweenka Afrika

Barnaamijyada ayaa ka hadli doona siddeed dumar oo isbadalo ku samaynaya waddankooda iyo dibaddaba.

Barnaamijka ugu horeeya wuxuu ka hadlayaa Phindile Sithole-Spong, oo u dhalatay Koonfur Afrika waxay qabtaa cudurka HIV/Aids, iyadoo doonaysa inay wax ka badasho fikradaha laga aaminsan yahay dadka dhalinyarada ee cudurka qaba.