Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaaladda cunto ee Soomaaliya oo laga dayrinayo

16 October waxa loo asteeyay maalinta cuntada aduunka si loogu dhug yeesho dhibaatada gaajada iyo sidii dadweynaha aduunka loogu boorin lahaa in talaabo loo qaado dagaalka ka dhanka ah gaajada.

Soomaaliya waxa ay kamid tahay dalalka cunna yarida ba'an ay ka jirto iyadoo kudhawaad milyan qof ay u baahanyihiin gargaar cunto.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamad Aadan ayaa eegaya xaaladda cuntada ee Soomaaliya.