Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Weerarada Falastiiniyiinta iyo Israel oo kordhaya

Falastiiniyiin ayaa dab qabadsiiyay goob barakaysan ee Yuhuuda ee Daanta Galbeed ee magaalada Nablus, iyadoo ay sii kordhayso xiisada u dhaxaysa labada dhinac.

Weerarka ayaa bilaabmay bishii hore markii xiisad ay ka dhalatay goobaha barakaysan ee Yuhuuda iyo Muslinka ee Jerusalem, kadib markii ay soo baxeen warar in Israel ay qorshaynayso inay kordhinayso xuquuqda dadka Yuhuuda ee goobaha barakaysan.