Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kaalinta Soomaalida ee doorashada Tanzania

Muddo hal usbuuc ah kaddib, Tanzania waxaa loo dareerayaa goobaha codbixinta halkaasi oo lagu wado in ay ka dhacdo doorasho guud.

Doorashadaasi ayaa la filayaa in ay noqoto mid adag oo markii ugu horreysay xisbiga haya talada dalkaasi ee CCM uu loolan adag kala kulmayo isbahaysi ka kooban afar xisbi.

Haddaba Maxeey yihiin arrimaha ugu waawayn ee hareeyay ololaha doorashada.

Weriyaha BBC-da Bashkas Jug soo dhacay oo ku sugan magaalada Daraaselam ayaa arrimahasi waxa uu ka waraystay Maxamed Cabdullahi Nuur guddoomiayah jaaliayda Soomaalida Tanzania oo la socdo ololaha doorashada.