Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhaqaale lagu bixinayo dib u celinta qaxooyiga

Magaalada Brussels waxaa lagu soo gabagabeyeye shir caalami ah oo gargaar loogu yaboohay qaxootiga somalida, siiba kuwa degan Kenya ee iskood u doonaya in ay dalka somalia dib ugu noqdaan.

R/wasaaraha somalia Cumar Cabdirshiid Cali sharmaake iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka socda somalia waxaa wehliyey madax sar sare oo ka socotay Midowga Yurub iyo QM

Guddoomiyaha heyadda qaxootiga ee dawladda somalia Ahmed Abdikariin -Ahmed-daahir oo joogay Brussels ayaa Cabdinuur Sh Mohamed wuxuu uga waramay ujeedadii shirkii Brussels.