Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Weerar ka dhacay dalka Sweden

Dalka Sweden ayaa nin wajiga soo duubtay waxa uu weerar ku qaaday iskuul ku yaalla koonfurta dalkaasi, wuxuuna halkaa ku dilay macalin iyo arday.

Weriyaha BBC-da Abdiraxmaan Bidhaan ayaa ka wareystay Samiir Ducaale oo ah wariye madaxbanaan oo ku nool dalkaasi. Waxa uuna marka hore weydiiyay sida ay wax u dhaceen?