Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doorashada Tanzania: Fikradaha ganacsatada Soomaalida

Doorashada Tanzania ayaa dhacaysa maalinta Axada, doorashadaasi ayaa la filayaa inay noqoto mid adag oo markii ugu horreysay xisbiga haya talada dalkaasi ee CCM uu tartan adag kala kulmayo isbahaysi ka kooban afar xisbi.