Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gudiga doorashada Soomaaliya oo jooga Tanzania

Xaliima Ismaaciil Ibraahim, guddoomiyaha guddiga doorashada ee Soomaaliya, waxay hoggaaminaysaa 8 ka mid ah saraakiisha guddiga doorashada ee soomaaliya.

Gudiga ayaa doonaya inay wax ka bartaan habka loo maamulayo doorashada Tanzaniya.