Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Soomaali u bareeraysa khatarta tahriibka

Halkan ka daawo warbixin uu weriyaha BBC-da Axmed Xaaji Xasan ka diyaariyay Soomaali xaafada Islii ee magaalada Nairobi ka tahriibiya.