Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wasiirkii caddaaladda Somaliland oo ka hadlay iscasilaadiisa

Xuseen Axmed Caydiid oo ahaa wasiirkii caddaaladda Somaliland ee iscasilay, ayaa BBC-da uga warramay sababihii keenay iscasilaadiisa.