Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaaladda dadka xanuunnada dhimirka qaba ee Somaliland

Dadka xanuunnada dhimirka qaba ee Somaliland ayaa waxaa soo badanaya in si khasab ah lagu geeyo goobo lagu hayo, halkaasoo ay tacaddiyo ku mutaan, sida lagu xusay warbixin ay maanta soo saartay hay'adda Human Rights Watch. Hay'addu waxay maamulayaasha Somaliland ugu baaqday inay la socdaan oo isha ku hayaan meelaha dadkaas lagu hayo, lana mamnuuco in silsilado lagu xiro.

Haddaba weriyaha BBC ee hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay cisbitaal lagu daweeyo dadka xanuunada dhimirka qaba . kadibna wuxuu nooga soo diray warbixintan isagoo la hadlay dhakhaatiirta iyo dadka bukaankaba :..................