Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ururka Wssp oo aqoonyaho isu keenay

Ururka ardayda iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed ee dunida daafaheeda WSSP, ayaa kulan u qabtay aqoon yahano badan si ay dalka dib ugu laabtaan, kana caawiyeen hayadaha dalka dib u dhiska. Guddoomiyaha ururkaasi Khaasmim Maxamed cali ayaa nooga warramay kulankaasi.