Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsiga Marie Konate

Marie Konate ayaa maamusha shirkadda kaliya ee cuntada carruurta iyo dadka waayeelka waddanka Ivory Coast uu soo saaro, iyadoo isticmaalaysa waxyaabaha dalka ka soo baxa.

Waxay ka waramaysaa ganacsigeeda oo ah cunto jaban oo nafaqo leh.